Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo ka dhacay degaan hoos taga degmada Guriceel

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay, tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaalo saaka ka dhacay degaanka Golangole oo qiyaastii 80 km Koonfur uga beegan magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud sida ay sheegeen dadka deegaanka. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu bilowday kadib markii ciidamo ka tirsan Ahlu-Sunna oo ka baxay Guriceel ay … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo ka dhacay degaan hoos taga degmada Guriceel